Wednesday, May 13, 2009

Maxey tahay sababta Al Shabaab u timid Hiiraan.

Hiiraan Post:
Maxey tahay sababta Al Shabaab u timid Hiiraan.
Si'aasha ayaan weydiiyey dhor ka mid ah wax garadka degmada BuloBurto. 13.5.2009
Yaa keenay Al Shabaab.?
Jawaabtii ay isiiyen ayaa aheyd mid isku dhow.
  1. Figrad qaldan oo diin ah iyo dhulbalaarsi.
  2. Islamn.
  3. Mugdiga qabiilada reer Hiiraan ku jiro.
  4. Dhalinyda u dhalatay Hiiraan qaasatay qabiilada ugu waa weyn.
  5. Cabsi ay ka qabaan mustaqbalka in Hiiraan ay noqoto meel awood balaaran oo igaya gilgisho.
  6. Hiiraan oo noqotay wadadii ay u mari lahaayen gudaha Soomaaliya.
Waxey intaa ku dareen in dadka Bulo Burto dhamaan aysan jecleysan Al-shabaab cabsina weyn ay ka qabaan.

2 comments:

  1. Qaab darada Xawaadle iyo quuriwaygiisaa Al-Shabaab Hiiraan keenay,bal u fiirso qabaa'ilada kaloo dhan wax maamul ah oy qabteen ma jirin.Inteey fowdada jirtay waxaa na soo maray Qalaad,Daba geed,Garaaso iwm ummad wada juhalo ah oo aan maamul waxba ka ogeeyn,hadda waaxid xawaad kale war isla yaaba oo dadka wax la qeeybsada haddii kale waxaad is weeydiin doontiin xageen ciirsanaa walaalaheen anagaa wax u quuri waaynaye.

    ReplyDelete
  2. Hiiraan qabiilo badan ayaa dego,galjecelba colaad u mahyo qabiilda kale ileensa, waxmagaro oo dadka loo kale hago aqoon ayaa dhex booday.
    hada iyo alshabaab wadaadkan waa nin ka roon kuwii hore.dad aan naqaan ayaa noo dhaamo al shabaab.

    ReplyDelete