Monday, May 25, 2009

KULAN DEGAANADA MAXAAS IYO BULO BURTO OO KA DHICI B/WEYN

Wafuud ka socoto degmoonita ay Al-shabaab qabsatay ayaa la sheegayaa iney kuu wahan yihiin caasimada Hiiraan B/Weyn.
Ilaa hada la yaqaan waxa ay wadaan wafuudaa waxey codsadeen in la dhageysto,waxaan lagu balamay in kulanku uu dhaco 27.5.2009.
Kulan ayaan la fileyn in uu ka soo baxo xal dhameyn karo dhibaatada Al-shabaab ee Hiiraan.

No comments:

Post a Comment