Saturday, May 9, 2009

Maamulka dhismaha jaamacada Hiiraan.

Dhismaha Jaamcada Hiiraan oo ay soo dhaweeyeen Soomaalida oo dhan si niyad sami ku dheehan tahay, sida la xusuusto waxaa Yurub iyo america soo gaaray gudi uu hogaamineyey Pro.Axmed M Warfa, kaa soo runtii si weyn loo wada sugayey.
Dhismaha jaamacada Hiiraan oo marayo qeybihii ugu dambeeyey ayaa dhawaan la filaa in maamulka dhismaha jaamacada ay bilaabo doonaay dhaqaalo u raadinta dhameystirka jaamacada.
 
Guddoomiyaha guddiga fulinta ee Board-ka Ururka Jaamacaadda Hiiraan.
  • Dr. Cabdikariim M. Carraale.
Guddoomiye Xigeenka Guddiga Fulinta ee Board-ka "Ururka Jaamacadda Hiiraan.
  • Cabdulqaadir Khaliif Dirie yahay.

Dhamestirka warbixinta waxaa soo diri doono Pro: Axmad M. Warfa   (USA) 

No comments:

Post a Comment