Waxaa laga warhelay 5.5.09 galabnimo ciidan itoobiyan oo aad u hubeysaan oo soo galay xuduuda Soomaaliya ee Hiiraan, Sida la sheegay waxey galeen tuulooyin Deefow, Cali ganey, oo hoos yimaado Hiiraan.
Waxey halkaa ka xirxireen dad aan la ogeyn tiradooda, dadka qarkood ayaa la sheegay in la jirdilay, sida itoobiya u caadada ah in dadkii ay xirto adagatahy in dib loo helo.
Degaanadaa dadka degen muujiyeen cabsida ay ka qabaan ciidankaa iyo in markale dhacdo.
Maamulka ayaa ilaa haatan ka hadlin artintaa.
Waxaa muuqato in ciidanka itoobiya ay la socdaan xaalada Hiiraan iyo jabhada ku aftirsado xisbiyada Islamka.
No comments:
Post a Comment