Hiiraan Post Network.
Ciidan Al-Shabaab oo dhan 3-4 gaari kana soo baxay Bulo Burto ayaa la xaqiijiyey inuu maray halgan la filayo ieny gaareen Garasyaani, Waxaa la sheegay in degaanka halgan oo ahaa mid aad ugu buuqsanaa wixii ay ka yeeli lahaayeen, magaalada waxaa lagu sheegay in ciidan ku filan ay joogeen oo qilaafka jiro awgii Al shabaab si fudud ku martay Halkaa.
B/Weyn oo aan telefon kula xiriirnay ayaa noo sheegay in magaalda ay degan tahay oo cabsi dheer ay san jirin, lagana warhayo dhaqdhaqaaq ciidan al Shabaab.
No comments:
Post a Comment