
Hiiraan Post: Sawir hore Sharif iyo Col.Cumar Xaaji
Wasiirka amniga Dowlada kumeel gaar ah ayaa dhawaan safar uu ku joogay Itoobiya, ugu soo dudbay gobolada dhaxe ee Hiiraan.
Wararka ayaa sheegayey in wasiirka lagu weeraray gudaha itoobiya inta u dhaxey godey iyo Hiiraan.
Mar ay BBC Somali wareysi la yeelataya ayuu sheegay wasiirka in arintaa ay jirin oo wax dhibaato ah uu san la kulmin.
Sida uu wasiirka Amniga qarankaCol. Comar Xaaji sheegay imaantaka Hiiraan iyo Gobolada dhaxe ay tahay qeyb ka tahay howsah dowlada ay wado oo ah sidii looga hor tagi lahaa qolooyinka dowlada burburka la rabo.
Dhageyso wareysiga oo dhan.
No comments:
Post a Comment