Hiiraan Post:
Mahaday ayaa ah maagada ugu dhow degmada jowhar oo maamihii lasoo dhaafay gacanta ugashay xoogaga Al-Shabaab, mahaday ayaa la gu wareejiyey Xisbul Islam (Hassan Dahir) oo dabasacday Al-shabaab.
20.52009 habeenimo ayuu weerar ugu yidim dhinacii maamulkii hore, waxaa wararku nagu soo gaarayaan in ilaa 3-4 qof ay ku dhinteen mid kamid ahana ay xisbul Islam toogtan waaberigii iyo 7 shacab oo ku dhaawacmay.
Xoogaga soo duulay ayaa la sheegay in ay la baxsadeen inta ayasan dib ugu gurab gaari teknika ay lahaayeen Xisbul Islaam Garabka oo Hogaamiyo Xasan Daahir .
Waxaa jirtay qabsashidii Jowhar ka dib ineysan jirin wax iska caabin ah oo ka yimid maxaakimta Islamiga ee halkaa ka talin jiray, isbuucii lasoo dhaafay ayey dowlada dib u celisay cĂidan xoogan oo gurmad ahaa kana yimid Mugadishu.
Thursday, May 21, 2009
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment