Monday, May 25, 2009

QOF IS KU QARXIYEY XERO CIIDAN SOOMAALIYEED

Hiiraan Post: 25.05.2009.

Qofka is qarxiyey ayuu Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir C/fitaax Shaawey ayaa ku tilmaamay ajnabi. xerada uu qaraxa ka dhacay ayaa ku tiilay Xamar jajab (keydii hore ee shidaalka). Dhimasho ayaa lagu sheegi in ka badan 6 akari iyo 1 shacab sidoo aklane dhaawac badan.

Qofka is qarxiyey ayaa watay gaari Renault ah iskuna dayey inuu jiiro ilaada albaabka xerada ciidan, askarta ayaa rasaas ku riday qofkaa ka dib waxaa xigay isqarxintiisa.

Ma cado qofka is qarxiyey aqoonsigiisa, Hiiraanpost ayaa isku dayday in helo hofka uu yahay, ilaa da wax ka soo bixin, waxaa la sheegay in filim laga qaaday.
Horay ayaa falalkaa is miidaaminta lagu yaqiin Al-shabaab, iyadoo dowlada mar walbo soo qaado dagaal yahaniin ajaanib ah ku waas oo ah jihaad doon.

More News.....
Al-shabaab ayaa sheegatay is karxintii ka dhacday xerada ciidanka,shir jaraa'id ay qabteen ayey ku hanjabeen in ay sii wadi doonaan is miidaamintaa.
ma aysan cadey qofka uu isqarxiyahaa.
More News.....
Hussen Ali Fiidow(Madaxa siyaasada ururka Al-shabab) ayaa sheegay in Wiilka is miidaamiyey uu ahaa Al-Shabaab ku geegtay in lagu magacaabi jiray A/Qaadir Hassan Catiir Somali ku dhashay Mogadishu,Madiina.

No comments:

Post a Comment