Maalmahan waxaa magaalada mugadishu ka socday dagaaloaah u baax sanaa, kuwaa soo la qiyaasan geysteen dhimasho in ka badan boqol qof iyo dhaawac dhaafayo 230.
Dagaalada ayaa u dhaxeeyey xoogaga dowlada iyo Al shabaab oo ay wehliyaan Xisbul Islam.
Sida aan horay loo saadaliyey in dagaalku isku bedeli karto qabiilo.
Waxaa soo baxday in Hogaaliye Qabiil oo lagu magacaabo Indho Cade uu sheegay inuu hubkiisa ku wareejiyey walaalkii uu sansheegeyn.
Dagaalka oo ilaa hada cadeyn sida uu u dhacayo iyo isbedelka uu keeni karo ayaa dhaliyey rajo xumo ka soo muuqato nabadii Soomaaliya.
Maxadweyn ayaa ahaa mid ka dhowrsanyo inuu dagaal noqdo mid qabiil ama mid dheereyo nabada ayaa malmahan la kulmayey culimada iyo shacabka Soomaaliyeed.
No comments:
Post a Comment