Reer Hiiraan ayaa ku jirto dagaal ay isku difaacayaan weerarkii Al shabaab ka dib. sidoo kale waxaa jirto in ciidan Hiiraani ah uu difaac ka ahaa Magaalada Muqdishu oo downlada u ah saldhig.
Dhawaan waxaa Maxaakimka Islamiga laga qabsaday Jowhar oo meel muhiim ah dhinaca difaaca Hiiraan, Waxaa jirtayn in ciidan ka soo baxay Mogadishu oo kaalmo iyo duulan ku ahaa jowhar dib loo celiyey, iyadoo loogu yeeray in ay san maslaxada Jowhar ku jirin, lakiin waxey adkeysan rajo xumidii reer Hiiraan ay ka lahayeen Dowlada in arintan ay gacan ka dhiibato.
Magaalada Bulo Burto oo aan telfonka ku xiriirnay 19:00 19.5.2009 ayaa noo sheegay in cabsi weyn ay ka qabaan inuu dagaalka ku faafo B/weyn oo ah caasimada Hiiraan oo dad badan ay ku nool yihiin.
Sidoo kale cabsi ka imaatay ciidanka itoobiyo oo gudaha u soo galay Hiiraan.
Y Osman
Tuesday, May 19, 2009
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment