Wednesday, May 13, 2009

MADAXWEYNA SOMALIA OO ANSIXIYEY SHAREECADA.

Hiiraan Post:
Shar warbixin uu qantay Madaxweynaha Soomaaliya ayuu ku saxiixay in Shareecada Islamka ay tahay sharciga Soomaaliya lagu dhaqayo.
Shirkaa waxaa la fadhiyey Gudoonka Golaha barlamanka iyo Ra'iisul wasaarha Soomaaliya, iygana qeyb tooda ayey ka ansixiyeen sharcigaa ka soo baxay barlamaanka Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Sh Sharif Sh Ahmed ayaa sheegay iney tahay wax laga xumaado in dagaalka ay wadaan dad hugsan magaca Islam, waxuu ku day in wixii laguwada heshiiyey ay aheyd sidii Dalka nabad loogu dhigilahaa, dadka Soomaaliyedna loo siin la haa xaqa ay u leeyihiin iney nabad helaan.
Waxuu sii raaciyey iney muuqato in aan la raacin sharciga Islam oo reebayo dhiiga dadka aan wx galabsan, in hada loo baahan yahay in dib loogu laabo kutaab ilaahey.

No comments:

Post a Comment