Saturday, May 16, 2009

Ciidanka Al-Shabaab oo dib ugu Bulo Burto.

Hiiraan Post Network - Hiiraan-Somalia: Al shabaab oo Gaartey Halgan iyo Garasyaani#links
Hiiraan Post:

Ciidankii Al- Shabaab ee u duulamay B/Weyn kana soo baxay Bulo Burto soona gaaray Halgan ayaa dib ugurtay ku laabtay Bulo Burto.
Xiriir telefon oo aan la yeelanay B/Weyn ayaa sheegay in diraay garow halkaa ka jiray uu ku qasbay in ay dib u gurtaan ciidankaa.
Xaalada Wabxa iyo Maxaas ayaa ilaa hada degan manaca cado sida dhibka uu u jiro iyo inta uu dhan yahay, wabxa ayaa ku howlan in la duugo dadkii ku geeriyoday dagaaladaa.

No comments:

Post a Comment