Wednesday, May 20, 2009

SHABACKA MAXAAS IYO WABXO OO GAR GAR U BAAHAN



Hiiraan Post:
Gar gar walaalahaa Hiiraan !!!

Ugaas Abdi Ali
Dhibaatada ugu weyn need waxey soo gaartay shacabka wabxo iyo maxaas oo ahaa meelo aad u degenaa dagaaladii Al shabaab ka hor.
Waxaa jirtay in dad badan lagu dilay ama lagu gowracay meelahaa taasi ay ku dhalisay maatadii qax iyo cabsi aan xad laheyn.
Wararka waxey sheegayaan in dhibaato weyn ay soo food sartay dadkii haba ugu darnaato dhaawacyadii oo daawo helin iyo oon iyo baahi, maatada waxey daadsan tahay daafaha Maxaas iyo wabxo.
Sidii loo gargaari lahaa dadkaa ayuu Ugaas Abdi Ali wadaa shir arimahaa looga hadlayo.
Hiiran Post Sweden

No comments:

Post a Comment