Tuesday, May 26, 2009

DAGAAL KA BILOWDAY SHABEELADA DHEXE

Hiiraan Post: 26.05.2009.
Shabeeleda dhaxe ayaa dagaal ka bilowday tuuloyinka ku dhow Jowhar iyo Mahaday.
Dagaalka ayaa u dhaxeeyo Maxaakimta Islamiga oo taagersan Dowlada iyo Al-Shabaab oo dhawaan qabsatay Jowhar iyo Mahaday.
Dagaalka ayaa ku fiday tuuloyinka ku dhow Mahaday, ee la yiraahdo Afarta Tuulo, Macalin Dahir Caddow Calasow Gudoomiyihii Maxkamadaha G/Sh/Dhexe ayaa dhawaan diyaar garow ciidan ku jiray ka dib markii ay maanta Al-shabaab duulan ku soo qaaday.
Dib ayaa idinla socod siin doonaa aqbaaraha Dagaalka Mahaday.

No comments:

Post a Comment