Saturday, July 11, 2009

SOOMAALI DHAN 7 OO LA GOWRACAY

Hiiraan Post:
MOGADISHU, July 10 (Reuters)
Somalia's hardline Islamist rebels beheaded seven people on Friday for being "Christians" and "spies" in the latest implementation of strict sharia law by the al Qaeda-linked al Shabaab movement.
Al-shabaab ayaa Ilaa 7-ruux oo Soomaali ah ku gowracay Baay iyo Bakool tasoo ugu dambeysay jimcihii la soo dhaafay.
Waxey ku eedeyeen basaasnimo iyo in diinka ay ka baxeen, waxey kala ahaa Saraakiil ka tirsanaa Al-shabaab iyo dad shibil ah.
Horay ayey u dhacday dilalkan iyo gacmo goontan degaanada ay Al-shabaab gacanta ku hayso.
Xiriir aan ku radinay in dadkaa ay heleen fursad ay isku difaaci karaa iyo in maxkamadba lasoo saaray ayaan wax cadey weyn ka helin.
Xukumada degdega ah oo ay gaaraan ciidanka dowlada iyo Al-shabaab ayey Soomaali faro badan ku nafwaayeen ama lagu wax yeeleeyey.
abuukar Diin
Hiiraan Post
Mogadishu

1 comment:

  1. Waxaa filaa dhankaa in uu ku cusub yahay Soomaalida

    ReplyDelete