Cumar A/Rashiid ayaa ka hadlay irimo ay ka mid yahiin shirkii Sirta ee Libiya iyo dagaalada ka dhacayo Mogadishu sidoo kale xaalada ciidanka AMISOM.
- Waxuu ugu horeyntii ka hadlay in dowlada gashay shir aan caadi aheyn oo ay ugu hadleen xaalada taagan iyo shirkii Libya.
- Waxaa sheegay in dowlda la soo weeraray oola doonayey in dowlada Soomaaliyeed meesha laga saaro, taa soo ay daba socoto in qaranimada iyo calanka Soomaaliyeed la burburiyo.
- AMISOM"Haa waxey ila tahay in go'aanka Amisom wax laga bade oo ay dowlada la hool garaan."
- Somaliya shirkii AU waxey ka heshay taageero buuxdo oo dhinac walbo ah.
- AU waxey soo qaadeen arintii hore oo aheyd in qolooyinka xagxirka ah qunaqabteen lagu soo rogo, oo diyaaradaha iyo maraakiibta sidoo kale madaxdooduna safarada laga ilaaliyo.
- In ciidamada Soomaaliya deg deg loo dhiso si ciidanka imaandoono ay u la shaqeeyan.
- Dhaqaalihii hada ka hor loo balan qaaday degdeg loo gaarsiiyo.
- In cutubadii AMISOM la soo dhameestiro oo 8000 la gaarsiiyo.
- Waxaa nagala sugaa in aan diyaarino ciidanka Soomaaliya.
No comments:
Post a Comment