WARARKA HATAAN NAGA SOO GAARAYO AYAA SHEEGAYO
ALAHA U NAXARISTEE AGAASIMAHA AMAANKA BANADIR NUUR HASSAN (DHAQLE) UU KU GEELIYOODAY DAGALKA HAATAN SOCDO.
dagaalo ayaa marka kale dib u bilowday dagaalkii Mogadishu, dowlada ayaa duqeyn ku hayso xaafado ku dhow halka saldhigyada dowlada Shibis iyo Abdul Asiis, intaba waxey ku dhow yihiin fariisimada ciidamada dowlada.ALAHA U NAXARISTEE AGAASIMAHA AMAANKA BANADIR NUUR HASSAN (DHAQLE) UU KU GEELIYOODAY DAGALKA HAATAN SOCDO.
Sida aad ogtihiin dagaalka ayaa socdo mudo wax weyn oo ay laba dhinac oo la taaban karo oo ay gaareen majiraan.
Ciidanka dowlada dib ayaa u sii siqdaa iyagoo filaayo in gadaal wax u jiraan, hadii ay doonaan dib ayey ugu saari karaan Al-shabaab degaanada ay dagaalka ka soo qaado, lakiin !!!.
Ciidanka dowlada ayaad badankoodu moodaa iney aamin san yihiin in xaafado qaarkood ay ilaashadaan oo keliya, oo aysan aheyn in wadanka ama caasimada howl iyaga u taalo ah.
Dhinaca kale Al-shabaab guul ayey gaari laheyd hadii sida ay wax u sheegeyso ay u jiraan,
waxaa jiro ciidanka Al-shabaab oo aan dhex galay ama aan qaarkood bar gartay iney yihiin caruur, runtiina looma sheegin dagaalka waxa lagula jiro iyo dagaalka ka dib maxaa imaan doono, waxaad dareemeysaa in caruurtaa aysan aqoon dowlad iyo wax ay tarto maadaamo dowlada wax u qabatay aysan jirin caruurtaa.
Ciidanka Al-shabaab ee maanta dagaalka ka wado Xafada Shibis ayaa u badan caruur laga keenay gobolo dheerdheer oo aan aqoon meel ay u noqonkaran, sidaa darteed waxey ku siqaan dowlada marka ay jaadka doontaa.
Haatan waxaa socdo dagaal xoogan kaa soo ku dhow Xaruntii Gaadiidka Booliska iyo Saldhig Bari ee degmada C/casiis.
Hiiraan Post
Mogadishu
No comments:
Post a Comment