Hiiraan Post:
Dowlada Soomaaliya ayaa u yeeratay shirkada xisaabadka oo loogu yeero PricewaterhouseCoopers.
Shirkadaa oo leh 20 shaqaalo oo saldhigoodu yahay kenya ayaa dusha kala socon doonta sida loo isticmaalo lacagaha kaalmada ah ee dowlaada ay filaneyso, arintaan ayaa loola danleeyahay sidii loo qancin lahaa wadamada kaalmada laga filanayo.
Shirkadaa ayaa qaadan doonta dhaqaalaHa yimaado intuu dhamaadaba 2-4%.
MUSUQMAASUQA CIIDANKA IYO DOWLADA.
Sida aan og nahay dowlada waxey heshay balanqaadyo faro badan lakiin dhaqaalo weyn oo ay heshay ma jirin.
Bilahii la soo dhaafay ayey dowlada bixisay mishaaraadka ciidanka oo dhamaa 16,000 oo askari.
Taasi waxaa raacay in ciidanka la waayey markii xaalada nabadgelyada xumaatay oo loo baahaday in dowlada la difaaco, waxaa lagu qiyaasay ciidan dhan 4000 in ay howsha hada wadaan.
Dhaqaalada ku baxay askarta oo ahaa 16,000 askari -4,000 = 12,000 askari la waayey iyo dhaqaalihii ku baxay.
BBC English ayaa sheegtay in lacagaha qaar mishaar lagu bixiyey, lakiin aysan jirin daacadnimo askarta mishaarka qaadatay ay u hayaan dowlada, taasina aysan wax ka bedeli karin shirkada hada dowlada ay dalbatay.
Hiiraan Post
Thursday, July 9, 2009
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment