Monday, July 6, 2009

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA SH SHARIF OO ADIS ABABA

Hiiraan Post:

Madaxwedyn Sh Sharif ayaa shirkii Libya ka dib tagay Adis Ababa oo caasida Itoobiya.
Madaxweynaha KMG ah ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed iyo wafdigiisa ayaa horey u soo maray magaalada Djibouti, oo halkaasi uu ku qaabilay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

Wafdiga oo dhamaa Lix qof oo ka soo noqday Shirkii Midoowga Afrika ee dhawaan lagu qabtay, magaalada Sirte ee dalka Libya ayaa xallay soo gaaray magaalada, Djibouti.
Madaxweynaha Soomaaliya, waxaa uu Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle uga waramay xaaladda Soomaalia, siiba dagaalada maalmihii ugu danbeeyay ka socday magaalada Muqdisho, ee u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kooxaha mucaaradka.

No comments:

Post a Comment