Magaalada B/weyn ayuu mar kale qarax ka dhacay, qaraxaa ayaa ka dhacay Buudo Weyn.
Waxaa ku dhaacawmay afar qof sadex ay ahaayen shacabka magaalada midna uu yahay isgari. nabad gelyada magaalada ayaa aad loo adkeeyey. waxaa lasheegay in ay jiro dabogal lagu hayo dadkii ka dambeeyey iyo nooca uu yahay qaraxa, ilaa haatan lama hayo qofka ka dambeysay qaraxaa.
Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in suuro galtahay bamka gacanta laga tuuro, arintaana aya tahay mid fool xum oo fulinimo, wax yeeleyneyso dadka shacabka oo markii hore dhibaato weyn ku jiray. waxey noqotada waa in sharciga islamka la horkeenaa.
Hiiraan Post
Hiiraan B / Weyn
No comments:
Post a Comment