Hiiraan Post: Breaking news...... Dowlada oo gartay Isbitaalka Keysaney.
Weerar balaaran oo ay saakay qaaday dowlada ayey kula waregtay degaanadii ay maalmahan qabsanayeen Al-shabaab.
Wareerka ayaa ciidanka dowlada kuqaadeen xaafadaha ku heeray madaxtooyada iyo waqooyiga Mogadadhu ku waas ay Al-shabaab ka duqeyneysay saldhigyada dowlada.
Ciidanka Dowlada ayaa gaaray isgooska Sanco oo ah meesha kala qeybiso Kaaraan iyo Afarta Darjiino iyo SIISII ilaa Fagax.
Dagaalka ayaa u muuqdo mid dowlada ay si weyn ugu hacan sareyso.
AMISOM
Wararka ayaa sheegayo in AMISOM ay gacan ka geysatay dagaalka, arintaa ayaa la xiriirnaygoobta dagaalka shacab ku xayirnaa waxeyna noo sheegeen in ciidan AMISOM uu joogay goobta gadaalka lakiin uu la socday madaxweynaha oo ay ilaalo u ahayeen.
Dagaalka ayaa mid mar walba isbedbedelo oo aan laheyn waji joogto ah.
Abuukar Diin
Hiiraan post
Sunday, July 12, 2009
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment