Dhaawacyada shacabka Soomaaliyeed ee yaalo isbitaalada Mogadishu ayey suuro gal tahay in ay waayaan kaalmadii ay ka heli jireen takhaatirta aan xuduuda laheyn.
Dagaalada ka socdo Madagaalada iyo hanjabaada soo gaartay takhaatirta aan xuduuda laheyn ayaa kaliftay iney kala baxaan howla wadayaashooda iyo takhaatiirta kaalmeyneysay dhaawacyada shacabka Soomaaliyeed.
Waxaa ah wax laga naxo in naxartiistii iyo daryeelkii shacabka la ilaabay.
Lama yaqaano inta baahida ay dhamaan doonto ka dib mar ay si buuxda ugu baxaan Soomaaliya.
Hiiraan Post
Abuukar Diin
Mogadishu
Wednesday, July 8, 2009
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment