Sunday, July 5, 2009

CIIDANKII IYO HOGAAMIYASHII MMI HIIRAAN EE HORE

Hiiraan Post:

Hogaamiyaashii Ciidamadii dhawaan ka goostay Maamulka MMI ee G/Hiiraan. ayuu
A/naasir Jalil Ahmed oo ku hadlayo magaca hogaamiyaashaa MMI hore, ayaa sheegay in uu yiro qorsho lagu qaban doono Hiiraan oo dhan, qorshahaana waxaa u xilsaaray Gen: Mukhtar iyo Madaxda dowlada oo joogo Hiiraan oo ay wehliyaan saraakiil Itoobiya ah.

Sida la og yahay in qarax horay u dhacay ay ku dhinteen dad dhan 40 qof, "ma arintaa ayaad ula jeedaa side""sidoo kale waxaa la weydiiyey iney awooda u leeyihiin iska caabinta ciidankaa qabsaday gobalka, "ayuu sheegay in ay jiraan ciidan badan oo itoobiya ka soo galay.
Waxuuna ku gaabsaday inuu jiraan qilaaf xaga siyaasada u dhaxeeyo maamulka cusub ee Hiiraan iyo MMI Hore.
Arintan ayaa daba socoto ka dib karkii ciidan xoogan ay la wareegeen gacan ku heyn Maamulka iyo la wareegida ciidankii hore ee maxaakimta Islamiga ee Hiiraan.
Ciidankii MMI ayaa u kala qeyb samay degaanadii ay ka soo jeedeen iyo ku la midcoobay ciidanka cusub ee gobalka hayo
Abuukar Diin
Hiiraanpost
Mogadihsu.

No comments:

Post a Comment