Friday, July 3, 2009

DAGAALADII MOGADISHU IYO QAX BALAARIN OO KA BILOWDAY

Hiiraan Post:
Dagaalada mogidishu ayaa sii balaartay, Al-Shabaab ayaa ku sii fiday agagaarka Isbitaalka Lasareeti iyo Beexaani.
Dagaalka ayaa u muuqday mid markii hore dowlada ay xuuganeed mudo ka dib ayaa ciidanka dowlada dib loo riixay.
Shacabka ayey soo gaartay dhibka ugu badan, in ka badan 9 qof ayaa ku dhimatay dhaawacuma waxuu kor u dhaafay 30.
Isbitaalada ayaa sheegay dhaawaca inuu kor u dhaafay 70 qof ka bilaabada isbuucii hore.
Dagaal oo mid waqti walba is bedela ayaa haatan u muuqdo in dowlada ay dib usii guraneyso, rasaasta ayaa gaareyso xaafadaha ku lamaan madaxtooyada iyo fariisimaha ciidamaha AU ee AMISOM.
A Diin
Hiiraan Post
Mogadishu.

No comments:

Post a Comment