Professor Ahmed Warfaa shirkii uu ku qabtay magaalada Helsinki ayuu ku sheegay inuu rajeynayo in jaamacada Hiiraan la furo sep.9.2009.
Furista jaamacada iyo xaalada wadanka uu ku jiro ayaa u muuqatay in aysan geesinimeyney furteeda, lakiin figaraha ay qabeen aqoon yahanada reer Hiiraan ayaa ahaa.
"Soomaaliya in ay dagaal ku jirtay waqti dheer hadii la sii sugo waxaa sii badan jahliga iyo in dhalinyarda ay ka mid noqdaan dhibaatada wadanaka ka taagan, waa in la helaa maskax cusub oo wax barato oo wadanka hogaamiso, hadii dhalin yarada loo helo wax barasho marka aya ka baxaan dugsiga sare ka dib, waxey yareyneysaa cararka ku jiro ardaydaa oo ay bada ku dhamaadeen.
Arimahaa waxey ka mid ahayeen figradaha jaamacada Hiiraan loogu baahan yahay si degdeg ah.
Sidoo kale waxaa jiray heshiis ay qaateen dadku ku aftirsado Hiiraan iney ka qeyb qaataan dhaqaalaha jaamacada ka soo qofkiiba ku soo aadayso dhismaha ka dib 5€ bishii.
Arintaa ayaa tijaabo ah lagu bilaabo noqotay reer Hiiraan ee dalka Finland.
- GUDIGA JAAMACADA HIIRAAN EE FINLAND
Abdulkhadir Mohamde Dhicisow. Gudoomiye.
Bashiir Abdi Dhaahir. G , Xigeen.
Abdirisaak Hassan Mohamed. Wabarashada.
Ahmed Mohamed Weheliya. Manaahijta.
Abdirahiin Hussein Mohamed Afhayeenka.
Hussein Yusuf Ali. Dhaqaalaha.
Mohamed Keynaan. Holwadeenka guud.
Sacdiyo Dhuubow. Arimaha Bulshada iyo xiriirka guud.
. = = = =.
GUDIGA DUQEYDA.
No comments:
Post a Comment