Saraakiisha Amisom ayey qaar ka warbixiyeen xaalada Soomaaliya iyo dagaalka socdo.(The new york Times)
Sargaal sare ee hogaanka Amisom ayaa sheegay.
- Dolwada Soomaaliyeed in aysan awood u laheyn gacan ku qabashada Soomaaliya ama caasimaha Mogadishu.
- Al-shabaabna aysan sidoo kale qaban karin oo caruurta u dagaalameyso kolka ay daalaan ama baahdaan xaalkoodu uu sidan iska badeli doono.
Al shabaabna ay leeyihiin shan maalin ayaa ku layneynaa ciidanka dowlada.
Maalmahan dagaalka socday ayaa ahaa mid saacad walaba waji yeelanayey taasi waxey adkeysay warkii ka soo yeeray ciidanka Amisom.
Maxaa shacabka dhamaaday u dan ah, magaca Islamnimada waa lagu dilaa, dowlad doonimada waa lagu dilaa, midkoodna ma awoodo inuu xakumo midka kale,.
Arintan ayaa albaabka u fureyso xoogag shisheeye oo markale soo galo Soomaaliya.
Abukar Diin
Hiiraan Post
Mogadishu.
No comments:
Post a Comment