
Dowlada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay sawir ay ku sheegaty inuu ahaa nin ajnaba ah, sawirkii ayaa noqday caruurta Soomaaliyeed ee lagu sheegay in ay dagaal u aaden Soomaaliya, kana yimid Minneapolis Amerika oo ah gobalka aya Soomaaliada ku badan tahay.
Jamal Bana waa wiilkii sadaxaad ee gadaalka Al-shabaab ku dhintay, boliska federalka FBI ayaa sheegay iney cadeyn karin, Abdirizak Bihi oo booqaday reer ayaa sheegay in dheer Jamal Bana ay ka arkeen mar ay shabakada internet ay galeen aroor nimadii satdiga.
Markii ay soo daabaceen dheer sawirka Jamal ayey hooyadii si kadis ah u aragray meydka wiilkeeda.
ilaa haatan ma cada sida uu ku dhintay Jamal Bana, sida la ogyahay wiilal dhan 20 ayaa laga la yahay magaalada Twin Cities kaas oo u ka mid ahaa Jamal Bana, waxaa la filaa in ay meel ka soo wada jeedeen Shirwa Ahmed, 26, oo isku qarxiyey in ka badan 30 qof oo Soomaali ah.
Burhan Hassan ayaa ahaa qofkii sadaxaad ooisna ku dhinta dagaal sida jamal Bana.
Bihi ayaa sheegay in meedka Jamal Bana oo lagu yahay Madaxtooyada ayna dowlada mar ku sheegtay inuu ahaa ajnaba ka soo jeedo Afganistan ama Bakistan.
Reerka Jamal ayaa aad ugu naxay geerida wiilkooda, kana walwalsanaa sida wiilkooda uu ku dhintay ama in la dilay markii la qabatay ka dib.
Bihi ayaa sheegay in Jamal Bana uu mar soo wacay reerkiisa uuna u sheegay in diinta bashadeedu ay tahay muhiin lakiin la oo qalday.
Hiiraan Post
No comments:
Post a Comment