Wednesday, July 8, 2009

KULAKII DHEX MARAY MADAXWEYNAHA SOOMAALIAYA IYO ITOOBIYA


Madaxweynaha Soomaaliya Sh Shariif sheikh ahmed ayey u dhamaatay boosho labo malmood oo ka mid aheyd socdaal uu ku soo maray wadamada ka tirsan IGAD ee ku howlan wax ka qabadka arimaha Soomaaliya.
Ra'isulwasaraha itoobiyo iyo Madaxweynha Soomaaliya ayaa wadahadalo ay ku yeesheen Adis Ababa ugu wada dahlay arimha Soomaaliya iyo sidii caalamka loogu qancin lahaa waxka qabadka Soomaaliya, waa sida ay wasaaarada arimha dibada ee itoobiya sheegtay. sargaalka u hadlay itoobiya ayaa sheegay in dagaal abaabulayaasha shisheeye ay sii ad keeyeen xaalada Soomaaliya iyo tan ciidanka Amisom, in dowlada Soomaaliya ay dalbatay kaal caalimi ah waana in la helaa, sidoo kale waxaa looga hadlay sidii itoobiya ay gacan ugu geysan laheyd nabadeyta Soomaaliya.

Kulanka Madaweynaha iyo ra'sulwasaaraha itoobiya ka hor Sh shariif waxuu la kulmay wasiirka arimaha debada ee itoobiya.

 

No comments:

Post a Comment