Thursday, July 2, 2009

ISBEDELKII HIIRAAN OO SII SOCDO IYO MADAXA AMINGA

Hiiraan Post:
Isbelada ka socdo Hiiraan ayaa si xowli ah ku socdo, sida aan horay usoo sheegnay, waxaa jiray inuu Gudoomiyha MMI Sh Macow ee Hiiraan uu socdaal ka tagay Magaalada Mogadishu, socdaalkaa waxaa racsan in maamulka ciidanka gobalka lagu wareejiyey Gen. Mukhtar Hussein Farax.
Gudoonmihii hore maxkamda SH Ibrahim Yusuf gedmaha B /Weyn oo ka tagay MMI ee Hiiraan, isagoo wada ciidan lagu dhan 40, waxaa loo badadiyaa in ay ku adkaatay isfahanka maamulka sucub ee ciidanka Hiiraan uu hogaanka u hayo Gen. Mukhtar Hussein Farax sidoo wareysi uu mar hore siiyey VOA ayuu ku muujiyey inuusan jecleysan siyaasada dowlada ay ku dalbatay kaalmo ciidan oo wadanada deriska iyo caalamka ah.
Hiiraan Post

No comments:

Post a Comment