Hiiraan Post:
Ciidankii uu soo diyaariyey Marxuun Cumar Xaaji oo uu la wareegay General.Mukhtar ayaa habeenimadii la wareegay Degmada B/Weyn ee caasida Hiiraan.
Ciidanka oo si aad u degan u soo galay magaalada ayaa isku fidiyey meelaha ugu muhiimsan magaalada.
General Mukhtar oo ahaa sargaalkii hogaamineyey markii maxaakimta laga qabsaday Hiiraan ayaa bid loogu soo doortay inuu hogaamiyo ciidanka dowlada ee lagu soo tababar khaatay Itoobiya.
MMI ayaa u muuqdo kuwo gabay wax qabadkoodii ka dib markii uu safar u kicitimat gudoomiyaha MMI ee Hiiraan Sh Macow.
Ciidankii MMI ee Hiiraan ayaa lagu ururiyey ceelgaal iyadoo halkaa lagu tababaridoono la soo nidaamin doono.
Waxaa jiro cabsi soo food saartay shacabka ee Hiiraan qaasatan degaamada ay haysato Al-shabaab iyo xaafadaha ka tirsan B/weynoo ay xisbul islam ku jiraan.
A Diin
Hiiraan Post
Mogadishu
Saturday, July 4, 2009
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment