Saturday, June 6, 2009

UNIBOS - CIIDANKA DIFAACA SOOMAALIYA

Hiiraan Post:
Shir lagu qabtay Xafiiska UN oo ahaa mid lagu ururinayey Saraakiishii hore ee ciidanka Soomaaliya ayaa soo xirmay.
Shirkaa ayaa looga hadlay sidii loo dejinlahaa Soomaaliya, ciidanna loogu dhisilahaa. waxuuna ahaa gogolxaarka shirarka soo socdo oo loogu doodi doono dhismaha ciidan Soomaaliyeed oo wadanka kala dambeyn ku soo celiyo.
Gen. Maxamed Sheekh Cismaan (Badmaceeye) oo ka mid ah saraakiishii ka qayb galay kulankaasi ayaa waxa uu sheegay in ay diyaariyeen ajendihii looga hadli lahaa kulanka soo socdo.

Waxuu Badmaceeye sheegay in mooriyaan ama dagaal wadayaal aysan waxba ka keeni arinta Soomaaliya.
  • Dagaalka hada socdo oo ay dowlada ku liidato waxaa u sabab ah ciidan nidaamsan oo jirin.

Hiiraan Post

Keynya

No comments:

Post a Comment