Qaraxii ka dhacay B/weyn oo ilaa hada aan la cadeyn, qaraxyada ka dhaca Soomaaliya ayaa ka mid ah qarax si qalad ah ku dhaco.
Waxaan jiriir la yeelanay Gobalka Hiiraan waxeyn noo sheegeen in ilaa haatan la garan wax yeelada uu geysatay qaraxaa.
waxaa dib idiinku soo sheegin wixii ka soo baxay.
WAR DHEERAD AH
Waxa la soo baxyo inuu qaraxa uu dhiex guriga si weyn u gaarin, qaraxa ayaa lagu tuhmayaa Al-shabaab iyo qaar ka mid ah Xisbul islam. MMI ee Hiiraan ayaa ilaa hatan ka hadlin qaraxaa.
No comments:
Post a Comment