Friday, June 19, 2009

JAALIYADA REER HIIRAAN EE DALKA FINLAND

Shir degdedg ah oo ay Jaaliyada reer Hiiraan ee Finland ayaa si weyn u cambaareysay dhibkii al -shabaab ay u geysatay Waxgaradkii Hiiraan iyo maato ka badan 110 ruux.
 
Jaaliyada ayaa go'aan ay soosaaratay ku cadeysay iney ku taagan tahay taageeriska maamulka Islaamiga ee Hiiraan iyo Difaaca gobalka.
 
  • Jaaliyada ayaa Soomaali weyn ugu yeertay iney walaalahooda kaalmo iyo garab istaag la gaaraan.
  • Jaaliyada ayaa ku baaqday in kaalmo degdeg ah la gaarsiiyo Hiiraan.
  • Daryeelks istii ka badbaaday iyo reerahooda.
  • Difaac Hiiraan inuu ku yahay muqadas qof walbo oo reer Hiiraan ah.
  • In gacanta lagu soo dhigo dadkii ka dambeeyey dhibkaa.
Waxey si cad isugu raacday in laga hortago fidnada ay wadaan al-shabaab,iyo taageerada dowlada Islaamiyaga.
 
Gudoomiyaha jaaliyda reer Hiiraan ee Finland
Keynaan Mohamed
Gudoonka gudiga Jaaliyda.
Sharif Ali

No comments:

Post a Comment