Dagaalka ayaa bilowday saacadihii dambe ee xaley 16.6.2009, dagaal ayaa ciidanka dowlada ayaa soo hajuumay xaafada Hodan, iyo isbaaro u tiilay Al shabaab tarbuunka.
Gagaal ayaa ku sii siqay warshada caanaha iyo kuliyada Jaalle Siyaad.
Dhawaqa rasaasta ayaa ka sii dhaceysay gudaha xaafada Hodan.
Dhaawaca soo gaaray isbitaalada ayaa lagu qiyaasaa 7-8 ruux.
Taliyihii ciidamada Booliska dowladda KMG ee gobolka Banaadir Cali Saciid Sheekh Xasan ayaa ku geeriyooday dagaalka. sida la sheegay dhibka waxuu ku gaaray Tarbuunka.
N Diin Ismacil
Hiiraan Post
Mogadishu.
No comments:
Post a Comment