Tuesday, June 30, 2009

ISBEDEL XOOGAN OO KU YIMID MAAMULKA GOBALKA

Hiiraan Post:
Sida badan lama fahmo sida Hiiraan ay u shaqeyso, ama ismaamulkeegu u shaqeeyo.
Waxaa jiray dhowr qeyn iney ayaayeen xoogaga ka jiray Hiiraan.
  • Dhar cagaar oo ahaa ciidankii dowladii Col Cabdulahi Yusuf uu hogaamineyey.
  • Ciidanka ka soo jeedo Qabiilka dega Hiiraan.
  • Ciidan ay diraasay dowlada hada jirto.

Ciidamadaa oo dhan waxey ku sugun yihiin gudaha Hiiraan, waxdhibaato ah oo dhex yaalo majiraan hase ahaatee wax wada shaqeyn buuxdo malaha.

Sh Macow oo gudoomiyaha MMI ee Hiiraan ayaa mar walba ka foojignaa inuu wax la wadaago ciidaamada kale, dhibkii ka dhawaan ka dhacay Hiiraan ayaa keenay is bele weyn oo ku yimid ciidamdaa.

Waxaa soo baxay in Sh Macow uusan diyaar u aheyn inuu hogaanka ciidankaa qabto, oo su buuxdo ula shaqeeyo dowlada taasoo dalbatay kaalmo ciidan dibadaha oo ay ka mid yihiin Ethiopia.

Waxaa haatan loo badiyaa inuu maamulka ciidanka gobalka oo dhan uu la wareego General Mukhtaar Xuseen Afrax saldhigiisu ahaa Ceel gaal.

No comments:

Post a Comment