Magaalada Buulo/burto waxey laheed labo rug oo caafimaad waxaa loogu
imaan jiray in ka dheer 100Km.
Maagalada dagaalkii sokeeye ka dib waxaa ka jiray isbitaal la'aan iyo
rug caafimad ah oo wax tar leh,
dadka ku dhaqan agagaarka magaaladaa ayey hay sataa caafimad xumo aad u
ba'an, oo runtii ay ugu badan tahay dhalmada haweenka.
Buulo/burto waxey aheed meeshii ay ka soo baxeen aqoon yahanadii
Soomaaliyeed iyo siyaasiyiintii xurnimada u dirirka aheyd.
Maanta Hiiraan /buuloburto waxey u baahan tahay caruurteedii.
Monday, March 23, 2009
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment