Monday, March 30, 2009

Ururka waqooyiga Yurub ee Hiiraan (Hiiraan Nordic Comm)

Hiiraan Post: Al-Shabaab oo tagay B/Burto (Hiiraanonline)


Jaaliyada reer Hiiraan ee waqooyiga Yurub ayaa soo qaaday iney kaalmo ka geystaan dib u dhiska wadooyinka Hiiraan.
Go'aan oo buuxo waxaa uu soo bixi doona marka ay gudigaa dib ula noqdaan arintaa wadamadii ay ka soo jeedaan.

Ururkan oo ah mid ay u badan yihiin halqabiil ayaa la soo qaaday in ay haboon tahay balaarinta howshan oo ay dhamaan reer Hiiraan ka wada qaataan.

No comments:

Post a Comment