Waxay ilatahay Qabiilka waa u dhalasho kursigan jihaad iyo shaqo ayuu kuyimid u jeedadii shaqadaas iyo jihaadkana maaha midgaaban ee waa midheer.
Sidaasdarteed inta hada iska dhigaysa inaad Xalkii Qabiilka haysaan ee inaga weerareysaan been iyo khaa,innimo ayaad halkaan ku haysaan ama wax aydaan tabcan siloocuno ayaad hore u barateen.
Waayo waxaan idiin sheegay wixii aan ku soo arkay Hiiraan inay ahayd wax magac maamul leh hadana aad uliito sababtana Mocow leeyahay.
Maxaa idiin diiday inaad xalka abaartaan hadii aad Hiiraan Xal u haysaan?.
Arintu sideedaba waa 2 qodob ee haku mashquulina meelkale.
1.Wasaarada Arrimaha Gudaha iney soo farageliso Gobalka Hiiraan xalka makujiraa mase kumajiro?
2. Maxaa hortaagan in Hiiraan hesho maamul xalaal ah mase helikaraa ?
Hadaydaan xalinkarin maamulka Hiiraan cida kaliya ee Hiiraan umaqan inay wax u qabato waa Wasaarada Arrimahaha Gudaha ee Dowlada Midnimo Qaran maxaa yeelay 1991-09 maamulka Hiiraan leysku horfadhinmaayo been dambe iyo tuugonimo waa dhamaatay dib How laabaninaaa
Oslo Xildhibaan
( Ali Ganey )
No comments:
Post a Comment