Thursday, March 26, 2009

Wasiir Soomaali oo Qarax miino ka badbaaday.

Hiiraan Post:
Wasiirka arimaha SH C/Qaadir Cali Cumar oo ka badbaaday qarax ka dhacay degaankiisa ku dhow Suuqa Bakaaraha.
Dowlada dhaxe oo ah mid aad u liidato ayaa sheegin tilaabada ay qaadi karaan amniga caasimada,Xaalada duug oo degan.

No comments:

Post a Comment