Wednesday, March 18, 2009

Gudoomiyaha Islaamiga ee Hiiraan oo dagaalkii 17.3.2009

Hiiraan Post.
Gudoomiye SH Cumar Ibraahin Cusmaan Islaamiga ee Hiiraan ayaa dagaalkii 17.3.2009 ka dhacay magaalda B/weyn ku shaagay in uu ahaa gadaalkaa mid ka dhashay is afragwaa soo dhex galay ciiden Feer Feer canshuurka ka qaadayey.

Sidoo kale maamulka B/Weyn SH Cabdi Cismaan (Qooreey) ayaa sheegay in ahaa mid dhex maray ciidanka maxaakimta dhoxdooda.

No comments:

Post a Comment