Tuesday, March 24, 2009

Sagaal Ruux ayaa geeriyootay shil baabuur

Sagaal Ruux ayaa geeriyootay iyo dhaacaw badan ayaa ka dhashay shir gaari oo ka dhacay igagaarka Dagemada Maxaas ee Hiiraan

Gaarigani ayaa yimid kadib dhinaca Babataan.

Waxaa la aaminsan yahay in shilka uu yimid kadib markii darawalkii gariga uu hurdooday  taasina ay dhalisay rogmashada gaariga.


Gaariga waxuu ka tagay magaalada Gaalkacyo oo uu ku soo jeeday magaalada Muqdisho,waxaana siday sidala sheegay  uu sheegay fuustooyin Faaruq ah.

Ma’ahan markii ugu horeeysay ee shil sidan oo kale ah uu ka dhaco wadooyinka gobolada dhexe,waxaana inta badan lagu eedeeyaa wadayaasha gaadiidka in aysan tix galin buuran siinin dadka rakaabka ah iyo weliba iyagoo aan aqoon duruqsan u leheyn wadida gaadiidka.

 
Waxaa jirtay maamihii la soo dhaafay in dad weynhay hiiraan ay dhaqaalo faro badan u aruuriyeen sidii wadooyinka loo dhisilahaa, arintaa waxaa ku soo siyaaday in loo baahay yahay shirciyo adag oo ah gaadiidka.


HiiraanPost

No comments:

Post a Comment