Wednesday, March 18, 2009

Dagaal ka bilowday gobolka Bakool

Hiiraan Post:

Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in ka badan 10 qof in ay ku dhinteen dagaal ka dhacaya duleedka magaalada Rab-dhuure oo ka tirsan gobolka Bakool.
Warbixinta Dagaalka
Dagaalkan ayaa wararku sheegayaan inuu deegaankaasi ku dhexmaray ciidamo dawladda KMG ah taabacsan oo ay wataan xubno ka tirsan maamuladii dawladda ee gobolada Baay & Bakool iyo xoogaga Al-Shabaab oo hadda gacanta ku haya inta badan gobolada Bay & Bakool.
Labada dhinac ee dagaalamay ayaa dhinacba si uga hadlay xaaladda jirta, hase ahaatee xiisad ayaa wali ka oogan deegaanka Rab-dhuure ee dagaalku uu ka dhacay

No comments:

Post a Comment