Hiiraan Post:
Maanta 25.3.2009 ayey xasiloon tahay Goobihii ganacsiga Soomaaliyeed ee keynta.
Dhaawacyo ayaa jiray oo soo gaaray Soomaalida ka dib markii uu muran ka yimid dhismo ay Soomaalida ay iib satay oo ah Global Ciema oo ah Farasmagaalha Nairobi.
Kadib markii ay ciidanka nabadsugida iyo Soomaalidii iib satay ay ku dhaqaan baneyta goobahaa
ayaa keenta caro dadkii halkaa deganaa.
Halkaa waxaa ka bilowday dhagax tuur iyo boob.
Wax reer Hiiraan ah oo dhibaato soo gaartay ilaa hada lam kulmin.
Janaale -Nairobi
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment