Monday, April 20, 2009

Maxey tahay dhibaatada ka taagan Hiiraan.

Hiiraan Post:
Maxey tahay dhibaatada ka taagan Hiiraan.
Waxaa jirto in Soomaaliya ay soo martay dagaalo waxba aan ku ku fadhin.
Arintaa waxey dhaxalsiisay Soomaaliya in qabiilka loo isticmaalo meel walbo.
Hiiraan Waxaa degan qabiilo Soomaaliyed oo runtii ku amaanan sida xushmeynta iyo qadarinta ah ay u wada nool yihiin.
Nabada reer Hiiraan waxaa mar walbo gilgilayey maamulladii liitay ee soo maray Hiiraan.
Maxaakimtii ka dib waxaa soo baxay ururo sheegayo iney Islamiyiin yihiin, sida Ah-Suna waljamaaca oo ku aftirsada Qabiilada Mudug,Maxaakim oo ku aftirsada Gobalada dhaxe iyo Banadir, Al-shabaab oo ku aftirsada Dhinyare Soomaaliyeed, Xisbul Islam oo ka dhex dhashay dhamaantood.
Intaa waxaa dheer taagerayaashii dowladii hore.
Marka Hiiraan maxaa u dan ah, masida coolada qabiil oo hug san Islam, mise in la soo dhaweeyo yeeristii ay soo jeediyeen Maamulka Hiiraan oo aheyd in Hiiraan ay ka tashato masladaeeda qaaska ah lana qaato shareecada Islam.

Fadlan Reeb Comments

3 comments:

  1. Waxaa hiiraan Dagaalka ka wado waa mooriyaan aan meel haysan, qibiil islam hugsan.
    daaud kenya.

    ReplyDelete
  2. Sarta meesha ay ka qurunsantahay waa aan ku maamulo anoon maamulba ehel u aheeyn.Waa kaa moorayaan badanahay ayaan maamulka ku qabsanayaa adeer qadkii cagaarna ayeey soo celineysaa ee dadku ha fikereenoo ka ogaadeen inaan leeysku maamuli karin morayaan badanaan leeyahay.Dhibaatada maanta taagan wexey ka kacday canshuur keen iyo horta maxaa tahay sideed canshuur ii weeydiisaa maamulba kuuma aqoonsaniye.

    ReplyDelete
  3. Somaliland waxey ku dhisan iney runta isku sheegeen......

    War maxaa lagugu daaweyaa Islam diimay Sahreeco diiday.
    ma waxaad leehaday maqarka doleel ayaan ka arkaa.
    Maqbiil baad wada diidi kartaa,hada dhamaan wada cayn kartaa.
    Hiiran xushmad iyo walaal tinimo ayey ku nooleed hada sidaa u daaya.
    ama nin aan ku aqoon malinwalba buun hakuu yeeriyo markey dhabaqdana hakaa cararo.

    ReplyDelete