Arimaha loo dhaliyey dagaalka waxey ahaayeen kuwo kala duwan.
- Diidmo la diidan yahay in Hiiraan ay ahaato meel nobad ah oo maamul leh.
- Sidii maamulka hana qaaday loo carqaladeyn lahaa.
- Ka soo horjeedis figrada ay odoyaasha iyo shabka ay qabaan oo ah in Hiiraan ay utashtan reer Hiiraan oo keliya.
- Odeyaasha waxey cadeeyeen in Hiiraa ay ku kooban tahay oo keliya reer Hiiraan ayna la safan yihiin maamulka u dhaxeeyo dhamaan reer Hiiraan.
- Guurtada oo cadeysay in Hiiraan ay san qeyb sammi karin.
- Waxaa loo cadeeeyey in marnaba ay san dhicidoonin gorgortankii maariyaaneed.
No comments:
Post a Comment