Weli ayaa dhiiga odayaasha Soomaaliyeed loo dhaaran
Gumeysigii Talyaaniga, Dowladii Siyaada Bare, Dowladii Gaabneyd ee Ali Mahdi iyo Waalidii qabiileed ee ceydiid, Abdi khaasim iyo ina adeeradiisa, Abdulaahi Yusuf iyo Ethiopia u daneytii.Maanta iyo Qabiilka Ahlu jamaaca.(ahlu Suna inagaa wada ah), Al Shabaab iyo Islaam dagaalamo.
Intaaba dulqaad iyo qaranimo doonistii intaaba waa diideen.
Hiiraan maxey sugeysaa.
Hiiraan dowlad gurgortameyso maanta waxba uma soo wado, nin waxuu lahaa iyo waxuuna laheyn waxba ka aqoon waxba la gama sugo.
Wasiir iyo xildhiban nin dadkiiga Hiiraan u doodaa ma arag.
Hiiraan maxey sugeysaa.
Faldan reeb ....Comments
Hiiraan intaa la soo sheegay iyaga ayaa u haabnaa.
ReplyDeleteDhamaan reer Hiiraan ha ku dadaalaan in sanadkan uu noqdo sanadkii dib u dhiska maamul Hiiraan oo dhan.
Waa la yabaan in Hiiraan ay dadkeega ay yihiin dad fiican oo qaranka jecel.
ReplyDeletemaxaa helay iney jeelan Maamul. waa filaa iney helaan sida ugu dhaqsida badan.