Waxay ahayd goor fiid hore ah, oo abaariihii 6:55 xilliga Beledweyne, waxana lagu tuuray pump aad u ayar darbiga kun wareegsan dhismaha Maamulka Gobolka, ma jiraan wax dhaawac ah oo ay geysteen haba yaraatee, magaalada oo aad u camiranayd dadkuna fadhiyay melaha shaaha laga cabo ayaa halkoda fadhigooda isalga laabtay kaddib markii ay ogaadeen inay yihin wax aanan saa u weynayn. Waxan u jiray anigu halka uu qaraxa ka dhacay wax ka yar lababoqol oo talaabo Qaraxa aya waxa sameeyay laba nin oo dhallinyaro ah isla markina ay soo qabteen ciidanku, saldhigga boloska ayaa su'aalo lagu weydiiyay kaddibna xabsiga ayaa loo taxabay. Sababta ugu weyn ee ay sheeganayeen ayaa waxay ahayd in khasab ciidanka logu daro kaliya m,an jiraanw ax intaa dhaafsiisan Aden H bashir Beledweyne. |
Monday, April 13, 2009
Warbixin Qaraxii Hiiraan
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment