Waxa socda dhaqdhaqaaq aad u ballaaran iyo diyargarow baaxad weyn oo lagu soo dhoweynayo guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Sheekh Macow, waxana si weyn looga dareemi karaa guud ahaan Magaalda Beledweyne gudaheeda.
Ciidanka MMI ayaa si weyn u sugaya amniga guud ee magaalda, iyadoo la filayo inuu saacadaha nagu soo aadan soo galo guddomiyaha, halkaasna uu khudbad ka jeedin doono xarunta gobolka, halkaas oo ay dadbadani xilligani diyaar ku yihiin.
Wixiii halkas ka soo baxo iyo dhudbadda Guddoomiyaah waxauu ku sheegana dib ayaan isinkala soo socodsiindoonaa haddii ale idmaayo.
Aden Bashir
Beled Weyn
Thursday, April 2, 2009
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment