Friday, December 12, 2008

Shirkii Jaaliyadaha Hiiraan ee wadamada waqooyiga yurub (Nordic)

.. ......

Shirkii Jaaliyadaha Hiiraan ee wadamada waqooyiga yurub (Nordic)

Waxaa taariikhdu markeey aheyd 06-12-2008 shir isugu yimid dhamaan jaaliyadaha xawaadle ee ku nool wadamada kala ah Sweden, Danmark, Finland iyo Norway. Waxaa sidoo kale shir marti ku aha Xubro ka kala yimid wadamada Holland iyo Canada.

Shirkaas oo aay muhiimadiisu aheyd sidii loo mideyn Lahaa guddiyada ka jira wadamadaas aan kor ku soo sheegnay ayna u sameysan lahaayeen guddi wadajir ah oo ka kooban wadamada waqooyiga yurub. Guddigaas oo ay howshoodu Noqon doonto ka shaqeynta danta guud iyo midda gaarba.

Waxaa dhamaan dadkii halkaas isugu yimid ay muujiyeen sida Baahida weyn loogu qabo in lahelo guddi ay ku mideysan yihiin dhamaan wadamada waqooyiga yurub kana shaqeeya isku xirka qurbo joogta iyo illaalinta sharafta iyo karaamada beesha. Guddigaas oo sidoo kale ka qeyb qaadan doona sidii Wax looga qabo lahaa xaaladaha murugsan ee ka jira guud ahaan somaaliya gaar ahaan gobolka hiiraan.
Dood dheer oo dhaxmartay dhamaan dadkii halkaas isugu yimid kadib waxaa go,aan lagu gaaray qodobadan hoos ku qoran.

1- In la dhiso guddi ka kooban 13 xubnood kaas oo matali doona dhamaan wadamada kala ah .Sweden, Danmark, Finland iyo Norway guddigaas oo magaciisu yahay guddiga beesha Xawaadle ee waqooyiga yurub Nordic.

2- In loo kala qeyb sado xubnaha guddiga min 3 xubnood waddankiiba taas oo ka dhigeysa 12 xubnood balse loo gartay si uu guddiga u noqdo tiro mid dheer in la siiyo xubinta 13aad waddankii Shirkii marti geliyey oo ahaa waddanka Sweden sidaasna ku helay 4 xubnood oo guddiga ka mid ah.

3- In aan la xadidin howsha uu guddiga qaban doono. Waxaa loo madaxbaneeyey howshooda si aay uga qeybqaataan dhamaan wax kasta oo lagu hormarin lahaa bulshada ay matalaan.

4- In la magacaabo guddi sharci dejin kaas oo soo diyaarin doona shircigii uu ku shaqeyn lahaa guddiga beesha xawaadle ee waqooyiga yurub. Guddiga Shirkii dajinta waxaa loo doortay
Hussein Godah Barre Norway
Omar Aden Allaale Danmark
Abdi Aziz Ali Gedi Sweden
Abdullahi Hassan Hussein Finland
5- In uu Waddan waliba soo gudbiyo magacyada xubnaha uga mid noqonaya guddiga ugu danbeyn 15ka bisha Januari 2009

6- In la ururiyo lacag dhan USD 6000 oo dollar si wax looga qabto arrin shirka dhaxdiisa laga dhawaajiyey in ay u baahan tahay in si dhakhsa ah wax looga qabto. Lacagtaas waxaa loo kala qeybsaday 4ta waddan ee Shirkii ka soo qebgalay in uu waddan waliba bixiyo 15000 oo dollar laguna hagaajiyo ugaaska beesha xawaadle ugaas Abdirahman Ugaas Khaliif. Guddiga fulintana ay Kawada hadlaan waqtiga ay diraayaan lacagta si ay Isku mar u wada gaarto.
Shirka waxaa ka soo qebgalay dadkan hoos ku qoran



Chattaa joukolla uudella Messenger betalla. Lisätietoja. Klikkaa!

Saturday, December 6, 2008

Shirka jaaliyadaha Hiiraan ee Nordiga Yurub 6.12.08

Hiiraan Blog.
Shir u furmay  jaaliyada Hiiraan ee degan waqooyiga yusub ayuu ka bilowday Sweden 6.12.2008.
Shirkaa waxaa soo diyaariyey dugiga hiiraan ee waqooyiga yusub.
Finland waxaa ugu qeb galay, hogaan jaaliyada hiiraan ee Finland.
Keynaab Ugaas Abdi Hassan abdi Ali.

Tuesday, October 14, 2008

Abuu Mansuur Roobow oo ku ee deyey Indho cade

http://www.waagacusub.com

Abuu Maansuur oo dilkii Nabadoon Xooshoow ku riixay Indhacadde

Mogadishu 14 October /2008 Waagacusub.com

Afhayeenka Shabaabka Caalamiga ee Somalia Mukhtaar Rooboow Cali { Abuu Maansuur} ayaa dilkii Nabadoon ,Marxuum Xersi Dacar Xooshoow ku riixay Xoghayaha gaashaandhiga Isbaheysiga dib u xoreynta Somalia,garabka Asmara Yusuf Mohamed Siyaad { Indhacadde)

Yusuf Indhacadde Maalintii la dilayay Nabadoon Xooshoow wuxuu habeenkeedii joogay Beledweyne,waana la wada ogyahay,kadibna wuxuu maleegay dilkiisa,isagoo ka faa-iideysanayo hadalkiisii BBC Somali ee aniga uu igu cambaareeyay"sidaas waxaa yiri Mukhtaar Rooboow Cali oo dad xigtada Nabadoonka kula hadlay Telephone.

Mukhtaar Rooboow oo aan la ogayn waxa uu kala jeedo eedeynta  uu Indhacadde dusha kaga tuuray ayey hadana dad badan u arkaan inuu kaga baxsanayo hanjabaado ay rag uu Xooshoow adeer u yahay ku hanjabeen inay Abuu Maansuur uga aamusi doonin tilaabada uu ku qaarijiyay Gudoomiyaha golayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan.

Yusuf Indhacadde waa la xaqiijiyay inuu marka la dilayay Nabadoonka Beledweyne joogay hasse yeeshee war laga helay Shirkadaha Isgaarsiinta Koofurta Somalia ayaa qaarkood bixiyay cod cadeeynayo in Mukhtaar Rooboow lahaa amarka lagu dilay Nabadoonka Hawiye.

Gudoomiyaha Maxaakiimta gobolka Hiiraan ayaa Warbaahinta u sheegay inay qabteen nin lagu tuhmayo inuu yahay midkii gacantiisa ku dilay Nabadoon Xooshoow.

Tuesday, October 7, 2008

Howshii ugu dambeysay ee uu qabtay Dacar xersi

Hiiraan Blog.
Howshii ugu dambeysay ee uu qabtay Dacar xersi xooshow, Dacar waxaa qofka u taagnaa qabashada howlaha aan ku gargaareyso Hiiraan.
Talaado, October 07, 2008(HiiraanOnLine): Deegaanka Buundo-madow oo ka tirsan Deegaanka Baar-gadiid ee Gobalka Hiiraan waxaa uu y ka mid yahay deegaannada ay ku nool yihiin Qoysas ku soo Xoolo beelay Abaaro ku dhuftay qeybo ka mid ah dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya kuwaasoo soo maciin-biday in ay ka helaan Gobalka Hiiraan nolal ka duwan tan ay uga soo carareen deegaannadii ay markii hore ku noolaayeen.
---------------------------------------------------------------------------------------------------

TACSIDII DACAR XIRSI XOOSHOW GOLAHA GUURTADA


Hiiraan Blog.

Waxaa maanta oo ay tahay 7.10.2007 lagu dilay B/wey Hiiraan Nabadoon Dacar Xirsi Xooshow oo ahaa gudoomiyaha golaha guurtada iyo dhaqanka Soomaaliyeed ee gobalka Hiiraan.

Marxuun dacar wuxuu ahaa Qof u taagnaa kaamada dadka Soomaaliyeed ee tabaleysan sidoo kale qof aragti dheer.
DACAR XIRSI aad ayaan u tabeynaa hadii aan nahay Jaaliyyadaha reer Hiiraan.
Sabar iyo imaan alaha naga siiyo dhamaanteen Soomaaliweyn.

Sunday, September 28, 2008

Gargaarkii Jaaliyada hiiraan ee Finland

Hiiraan Blog.
Hiiraan Community Development Finland.
Deeqo lacageed oo ka badan 2000€ ayaa la gaar siiyey gobalka hiiraan taasoo lagu gargaarayey dadkii ku dhibaasteesnaa gobalka hiiraan.
Kaarl madaa waxaa bixiyey jaaliyada Soomaaliyada ee ka soo jeeda gobalka Hiiraan.

Sidii loo istismaalay dhaqaalaha iyo xaalada dib ayaa u soo sheegi doonaa.

Sunday, September 14, 2008

Ciidamada Ethiopia oo ka baxay gudaha B/ Weyn.

Shebelle: BALADWEYNE
Ciidamada Ethiopia ayaa xalay gabi ahaanba isaga guuray Fariisimaha ay ku lahaayeen magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Abaaro 12-kii Saqdii dhexe ee xalay ayaa shacabka ku nool magaalada Baldweyne waxaa ay mar qura ku soo baraarugeen iyadoo ay haawanahayaan goobaha ay magaalada Balaweyne ka daganaayeen ciidamada Ethiopia kuwasi oo la sheegay In ay u ruuqaansadeen dhanka Buurta Janta Kun Dishe oo 5-Km kaga beegan dhanka Barri magaalada Baladweyne halkaasi oo ah Fariisinta ugu weyn ee Ciidamada Ethiopia ay ku leeyihiin Gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya.

Hiiraan Blog.
Waxaa waqtigan loo baahan yahay in gargaar deg deg ah la gaaro shacabka reer hiiraan.

Wednesday, September 10, 2008

Xarunta agoontan Hiiraan ee B/ weyn

Hiiraan Blog.
Walaal wixii aad u awoodo Agoontan ugu hagaaji koonta looga furay Xawaaladda Amaana xarunta dhexe ee DUBAI. Koonto nr. 2002-0017 ama riix halkaan

Sunday, August 24, 2008

Luettelo hanketukea saaneista 2008-2010

Hiiraan Blog
Jaaliyadihii lasiiyey kaalmo dhaqaalo 2008-2010.
Luettelo hanketukea saaneista 2008-2010
  • Gannaane ry SOM/Peruskoulutuksen kehittäminen El Adden alueella 46 072 €37 948€ 39 363 €123 383.
  • Golis Naistenyhdistys ry SOM/Sidciyo charity -koulu 30 000 € 30 000€.
  • Lääkärin sosiaalinen vastuu ry, LSV SOM/Tuberkuloosin laboratoridiagnostiikan koulutuksen pilotti 30 000 €30 000€
  • Sahan International Relief Association SOM/Aikuisten koulutustuki 28 740 €28 740€
  • Sahan International Relief Association SOM/Peruspalvelu kehittäminen 29 834 €29 834€.
  • Shiffa ry SOM/NASIB- Naisten tiedottaja- ja mediakoulutus Somaliassa 60 221 €60 221€.
  • Somali sosiaalikehitys ry SSDA SOM/Godinlabe-ala-asteenkouluhanke 29 750 €29 750€.
  • Suomi-Somalia seura ry SOM/Neuvolatoiminnan tukeminen Somaliassa 20 000€ 20 000€.

Friday, August 22, 2008

Dhabaatada hiiraan ka soo gartay Dowlad sheegtayaasha.



Hiiraan Blog


Waxaa Soomaaliya ay ahada ku jirtaa xiligii ugu xumaa ee jiritaanka magaca Soomaaliya ama Somali.
Sida la'og yahay Soomaaliya dhibaatada in wada gaartay oo Soomaalidu tahay dad dhibaatada wada wadaago, Maamulka ama hogaamiyaasha Soomaalida oo ku duul dareyray in ay dadkooga bad baadiyaan ayaa ka dhigtay in Soomaalidu maan tahay mid aad u nugul.

A/Laahi Yusuf iyo Nuur Cade oo sheeganyo hogaanka Soomaaliaya ayaa go'aanadoodu ay la la'deen Soomaali bad ee degaanka Hiiraan.
Xaalada Hiiraan ayaa maanta 8.2008 ay lamid tahay ama ay ka hooseysaa xaalada Soomaalida ogaden ku nool oo xid gudubyahada itoobiya ay hayso.

Thursday, August 21, 2008

Ururka Daljire iyo ururka nabada Hiiraan.

Hiiraan Blog.

Ururka Daljre ee Fadhigiisu yahay wadanka UK iyo ururka nabada ee fadhigiisu yahay Stokholm oo deeq aad iyo aad uqiimo badan gaarsiiyey walaalahooda dhibaateysan. Waxaan ka rajeyneynaa ururada kale ee ka dhisan qurbaha ee ku abtirsada magaca gobalka Hiiraan ineey waxqabad deg deg ah la gaaraan umada qoraxda meel ay ka galaan heysan.

Wednesday, August 20, 2008

Baladweyne oo qarax ka dhacay maanta

Labo qof oo mid ka mid ah uu ka tirsan yahay ciidamada Itoobiya ayaa maanta ku geeriyooday Qarax iyo tacshiirad ka dambeysay oo maanta barqanimadii ka dhacday bartamaha magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan sida dad goob joogayaal ahi sheegeen.

Geerida askariga ka tirsan ciidamada Itoobiya iyo mid kale oo dhaawacmay ayaa timid ka dib markii kooxo hubeysan ay bam gacmeed ku tuureen ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugnaa xaafada loo yaqaano Buundo weyn ee magaalada B/weyne, taasoo keentay in ciidamada ay ku jawaabaan rasaas culus oo keentay inuu ku geeriyoodo mid ka mid ah dadka taliyaha ee ku dhaqan magaaladaasi.

Tuesday, August 19, 2008

Warar naga soo gaaray degmada Buulu burde ee gobalka Hiiraan

Waxaa maanta oo ay tahay taariiqda 19.8.2008 laga furay magaalada Buulo burde iskool dugsi sare ah oo mudo dhan 16 sano xirnaa qilaafyo jiro awgiis. Maasha allaah maanta ayaa schoolkaas dib loo furay. Schoolkaas waxaa loogu magac daray shiiq la yiraahdo shiiq Maxamed Balcad allaha dhowree. Schoolka wuxuu ka koobanyahay 3 fasal, wax xafiis ah weli ma malahan lkn waxaa balan qaaday ineey gebi ahaan iskoolka dhisaan dhalinyaro u dhalatay degmada Buulo burde oo qurbajoog ah. Schoolkaan waxaa dhisay hay,adaha kala ah Zam Zam foundition iyo CRC. Buulo burde ma laheyn wax dugsi sare ah mudooyinkii dambe. Ardayda ka baxdo schoolada dugsiga hoose dhaxe waxay aadi jireen magaalooyin kale sida Baladweyne, Muqdisho. Lkn hada wixii ka bilowdo degmada waxaa laga hirgeliyey dugsi sare oo arday dambe oo aadi doono degmooyin kale majiri doono iyo muqdisho. Schoolkaas waxaa lagu dhigaa 10 maado, english ayaa inta badan wax lagu baraa ardayda, manhajtana waxaa laga keeney wadanka kenya. Hada waxaa socoto isqoristaee ardaygii daneynaya inuu degmadiisa iyo gobalkiisa wax ka barto asagoon qaraabadiisa ka fogaan ha isgeeyo meesha ay ka socoto is diiwaan gelinta. Maasha allaah Jalalaqsi school ayaa laga furay Buulo burdena school waxaan sugeynaa in tuulooyinka kalena laga hirgeliyo schoolo kale insha allaah.
Walaalkii doonaayo inuu saacido schoolka Buulo burde hala xiriiro Maamulaha schoolka Maxamed Cabdulle Maxamuud c% Hiiraan (Buulo Burde)

Warkaan waxaa soo diyaariyey Mohamed Keinaan Vantaa Finland. www.finsom.net ka dib Hiiraan Community Development. dhanka midig ka aqriso hadaad dooneyso wararka sax da ah ee Hiiraan.

Saturday, August 16, 2008

Dhimashada oo lagu qiyaasay ilaa 14 qof

Hiiraan Blog.
In lagu qiyaasay 14 dhimasho ayaa ka dhacday Balad weyn, tasoo ay geesteen ciidamada shisheeye iyo ururka xureenta.
14 ku dhinatay ayaa 4 lagu sheegay in ay yahiin ciidamada shisheeye.
labanya aya yihiin ururka dib uxureenta Soomaaliya, inta dhiman aya yihiin muwaadiniin Hiiraan.

Xasuuqi Baladweyn ee Hiiraan 16.8.08

Hiiraan Blog:
waxaa dagaal ay dad badani ku la deen uu ka dhacy magaalada B/wey oo ah caasimada Gobalka Hiiraan.
Xiriir aan suubiyey degaan B/weyn ayaa shaagay in dagaalka uu u dhaxeeyey xoogaga isbaheysiga iyo ciidamada shisheeye.
Waxa ay dhibaatada badan soo gaartay dadka shacibka, magaalada gudaheeda waxaa haatan yaalo meedad ay dileen ciidamada shisheeyaha.

Sidaa noola shaagay waxaa dhinaca xuduuda itoobiya ka soo socdo ciidamo dhan 2000, ku wasoo gurmad u ah ciidamada halkaa joogo.

Jaaliyada Hiiraan ee Finland oo shir degdeg ah ka yeelaneyso sidii dadkaa loo kaalmeyn lahaa.

Civilians killed in Somalia firing.

Aljazeera:

Ethiopian forces have opened fire on two civilian buses near the Somali capital, Mogadishu, killing at least 30 passengers, witnesses say. Ethiopian soldiers in the town of Arbiska sprayed gunfire on the two vehicles, one of which was travelling from the capital and the other from nearby Afgoye, the witnesses said on Friday.

Other witneses said Somali government troops and their Ethiopian allies sprayed bystanders with gunfire in response to two separate bomb attacks, killing at least 40 people.
"I saw 37 dead civilians near Arbiska, where the Ethiopian forces indiscriminately opened fire on two civilian buses," said Ahmed Husein Mohamed, a local elder who witnessed the killings.

Scenes of carnage.

All the witnesses and residents gave death tolls of at least 30. They said all the victims appeared to be civilians and described scenes of carnage. "It's a scene of complete destruction of human life - everyone is dazed," Mohamed said. Another witness, Amino Hasan Adan, said: "They killed everyone on the buses, there was blood everywhere. It was unbearable to look at the scene."
She said she counted the bodies of 29 men, seven women and a child. It was not immmediately clear what prompted the Ethiopian troops - in Somalia to prop up a fragile interim government under attack from fighters loyal to the Union of Islamic Courts opposition - to open fire. The Ethiopians had come under attack three times earlier in the day, once by a roadside bomb and twice by gunfire. Adan Moalim Yahye, another witness, said: "The Ethiopian forces opened fire on the two civilian buses and they killed many. I personally counted 15 just in one spot, but I could not reach some of the other places, where people are saying many others were killed."

'Indiscriminate killing'
Hassan Sheikh Ali, a medical doctor at the nearby Afgoye hospital, said 10 wounded people were brought in. "Most of them are in shock, but they explained that many civilians were indiscriminately killed," he told AFP news agency.
The Ethiopian military in Somalia rarely comments on such incidents and it was not immediately possible to confirm the toll from Somali security sources. The Ethiopian army rolled into Somalia in late 2006 at the request of the embattled transitional government. They ousted the fighters controlling large parts of the Horn of Africa country. The fighters have since reverted to guerrilla warfare and have been targeting Somali government forces, Ethiopian troops and African Union peacekeepers almost daily.

Death toll.
Civilians have borne the brunt of the conflict. According to international rights groups and aid organisations, at least 6,000 people have died over the past year. The bloodshed in Arbiska came only two days after a similar incident south of Mogadishu, on the road between the capital and the town of Wanlaweyn. According to witnesses, Ethiopian forces mistook a civilian minibus travelling at night as hostile and opened fire, killing five civilians. In April, Amnesty International, a London-based rights watchdog, accused Ethiopian forces of committing grave abuses against civilians after a raid on a Mogadishu mosque the previous month. Addis Ababa denied the charges.

Monday, August 11, 2008

Shirkii HIICOD 10.08.08 magaalada Vantaa.

Hiiraan Blog.
Shirkii jaaliayada hiicod ee dallka Finland ayaa ka dhacay Magaalada Vantaa 10.08.2008.
Shirkaa waxaa soo diyaariyey Hiiraan Community Development, arimaha shirkaugu weynaa waxey ahaa yeen.dhaqaalaha jaaliyada iyo sidii loo gargaari lahaa Soomaalida dhibaatada aya ka soo gaartey ciidamada shisheeyo iyo dagaalada sokeeye.

Shirka Jaaliyada ayaa lagu waafajiyey arimo dhowr ah.

  • Gargaarda deg deg ah oo sida ugu dhaqsida badan loogu diro.
  • Waxqadakii jaaliyada.
  • dhaqaalaha jaaliayada 2008.
  • Horay u marinta.
  • Siyaasada jaaliayada .
  • Qabashada shirkahaweenka HIICOD 2008.

Arimha shir oo balaarin waxaa soo gudbin doona dhawaan.

Thursday, August 7, 2008

Shirweynihii labaad ee Jaaliyada Hiiraan

Hiiraan Blog.
Shirka weynaha labaad ee jaaliyada Hiiraan ee dalka Finland.
Shirka waxaa ka dhacaa Vantaa Myyrimäki Bostada tariinka M,
waqtiga shirka 16:00-20:00.
ka soo xiriir Telefonka : keynaan. 0440110818.

Tuesday, August 5, 2008

HiCEP- Hiran Community Education Project

Hiiraan Blog: News from the Hiran Community Education Project in Beled-Weyne, Somalia.

Prof Daa'uud Xassan iyo Margaret. oo ahaa aas asihii Ururka HiCEP oo ahaa mid wax laagu qabanayey waxbarashda dadka Soomaaliyeed ee degen Hiiraan.
HiCEP ayaa hakadan ka dib markii la dilay Prof daa'ud iyo shaqaale kale oo ajaanib ah.

Halkan waxaad ka heli doontaa warbixintii ururka oo dhan iyo dhismihii Iskuulaha Hiiraan.
margaret@hicep.org.uk

Monday, August 4, 2008

Jaaliyadda Reer Hiiraan ee dalka Switzerland

Hiiraan Blog. SAWIRADA HIIRAAN 7.2008
Jaaliyadda Reer Hiiraan ee dalka Switzerlandoo deeq lacageed gaar siisay dadkii ku barakacay dagaalladii dhawaan ka dhacay Magaalada Beledweyne.

Jimco, August 01, 2008(HOL):

Iyadoo maalmihii aynu soo dhaafnay si weyn looga deyrinayay Xaaladda Nolasha dadkii ku barkacay Dagaalladii dhawaan ka dhacay Magaalada Beledweyne, ayaa waxaa deeq lacageed oo dhan ( 2000 $ doolar) la gaarsiiyay in ka badan 200 oo Qoys iyo 14 isugu jira dadkii wax yeeladu ka soo gaartay dagaalka. Guddoomiyaha Golaha Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan Nabadoon Dacar Xirsi Xooshow oo deeqda gaarsiiyay dadkii loogu tala galay, ayaa ka hor intii uusan deeqdan qeybin waxaa uu kormeer ku soo maray qaar ka mid ah xeryaha ay ku jiraan dadka soo barakacay iyo Isbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne oo la dhigay dadkii ku dhaawacmay Dagaallada, waxaana intaas kadib laga bilaabay bixinta kaalmada lacageed Isbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne.

Saturday, July 26, 2008

Ciidamada itoobiya oo qafaashay tobaneeyo reer Hiiraan

Hiiraan Blog.
Sida cada u ah ciidamada itoobiyaan in ay xirxiraan dhaliyada Soomaaliyeed.
ka dib markii ay weer xoogan ku soo qaadeen Balad-weyn ayey magaaladaka qab qabteen dad lagu qiyaasay 20 oo u badnaa dhalinyaro.
Odoyaasha hiiraan ayaa xiriir la yeeshay si ay ugu dayaan in dadkaasi aan la xasuuqin madama itoobiya lagu yaqaano in ay dilaan dadka ay xiraan.

Friday, July 25, 2008

Duqeentii Ethibiya eeBalad-weyn iyo dilkiin tobaneeyo Soomaali ah

Sida aan wararka ka imaanayo caasomada gobalada dhexe ee Balad weyn ayaa sheegayo in dad badan ku la'deen kadib markii ciidamada ethiopia ay geysteen duqeyn aad u xooganeed.
Qeybo ka mid ah xaafadaha Balad/weyn,ilaa ahada waxaa lagu qiyaasayaa in ay ku ladeen shacab dhan 20.

18 killed in central Somalia clashes

18 killed in central Somalia clashes:
MOGADISHU (AFP)
— The death toll from clashes between Ethiopian forces and Somali Islamist fighters rose to 18 after villagers found nine more bodies Friday, witnesses said.

Fighting erupted Thursday when Ethiopian troops came under insurgent attack in Beledweyne town, 350 kilometres (220 miles) north of the capital Mogadishu, prompting a return of fire that killed nine civilians.
Fighting erupted Thursday when Ethiopian troops came under insurgent attack in Beledweyne town, 350 kilometres (220 miles) north of the capital Mogadishu, prompting a return of fire that killed nine civilians.
"We sent a committee to asses the casualties and they confirmed at least 18 civilians, most of them nomads who brought livestock to the town, were killed in two days," said Osman Sheik Mohamed, a local elder.
He added that thousands of civilians had been displaced.
"Some of the dead were collected from outside the town where they were killed in the crossfire," said Hadi Abdi Yusuf, a local aid worker.
Residents said the clashes raged for a second day Friday with the rival sides firing artillery shells at each other.
Ethiopia sent troops into Somalia in late 2006 to help dislodge Islamists who had taken control of much of south and central Somalia and continues to back the country's weak transitional government.
The insurgents have vowed to fight on until Ethiopian forces pull out of the troubled Horn of Africa nation that has been wracked by lawlessness since the 1991 ouster of dictator Mohamed Siad Barre.
Source: AFP, July 25, 2008

Thursday, July 10, 2008

Quudinta caruurta


Hiiraan Blog.

Hiiraan community development ee dalka Finland ayaa wado qorsha lagu quudin caruurta gobalka hiiraan.
Sida la ogyahay in dhibaatada ugu weyn ay ku dhacdo caruurta iyo inta liidato.
jaaliyada oo ah mid dhaqaalaheedu uu ku taagan yahay kaalmo ay bixiyaan Soomaalida ku dhaqan dalka Finland qaasatay in ku af tirsato Hiiraan.
Qorshada:



  • Aruurin dhaqaalo joogto ah,

  • Furis goob lagu quudiyo caruur aad u tabaaleysan.

  • Raadin barnaamid lagu hagaajinayo nolosha caruurta Soomaaliyeed.

Waxaan rajeyneynaa in dhamaan ay halkan kusoo bandhigaan figradahooda.


Fadlan noo reeb (comments)

Thursday, July 3, 2008

Itäkeskus iyo Soomaalida

Itäkeksus oo maalmahan noqoaty mid ayaa yaraadeen Dhibatadii dadka muqaadaradka icticmaalo iyo dhalinyada oo halkaa ku caweeyo.

Sidaa darteed waxaa dhalinyada loo sheegi in ay ka fogaadan halka dadaka xun ay ku kulmaan tasoo keeni karto in macaga uu kalkaa kaaga xumaado.

Wednesday, July 2, 2008

FW: From Hiiraan

From: yusuf9@hotmail.com
To: Hiiraan maalmahan waxaa ka jiro shirar aad u faro badan.
Kuwaas u badan nabgalyada iyo maamulka ,marka soomaalida diba arintaa halkee ayey ka tagan yihiin.

Saturday, June 28, 2008

Halgan




Hiiraan Blog
Posted by Picasa

Muuqaalka Buulo Burto




Hiiraan Blog
Posted by Picasa

Xaalada Gobaalka Hiiraan iyo isbedalka ku yimid

Hiiraan Blog:
Mudo dheey ka dib ayuu xaalada gobalka Hiiraan is bedel weyn ku yimid, Sanadkii ugu dambeeyey ayaa maamulka Gubalka Hiiraan uu ahaa dib sifudu isku bedelo.
28.6.2008 ayey xoogaga xureynta Soomaaliya ayaa la wareegay Caasida Gobalka Hiiraan.

maxey xaaladan cusub ku soo siyaadin doontaa nabadgelyada iyo horay u marinra gobalkaa.

Kadhiibo figradaada sida haboon ee loo wajihi lahaa xaaladan

Thursday, June 26, 2008

From Hiiraan

Hiiraan maalmahan waxaa ka jiro shirar aad u faro badan.
Kuwaas u badan nabgalyada iyo maamulka ,marka soomaalida diba arintaa halkee ayey ka tagan yihiin.


Need to know now? Get instant answers with Windows Live Messenger. IM on your terms.

Monday, June 23, 2008

dilkii Magaalada Beledweyne

Canbaareyn loo jeediyay kooxihii ka danbeeyay dilkii Magaalada Beledweyne loogu geystay Madaxii Xarunta Cilmi Baarista iyo wada tashiga CRD ee Gobalada dhexe.
Isniin, June 23, 2008(HOL): Qoraal ah oo ay si weda jir ah ay u soo saareen Hay'addaha u dooda Xuquuqda Aadanaha iyo kuwa ka shaqeeya Samafalka ayaa siweyn loogu canbaareeyay dilkii maalintii shalay kooxo hubeysan u geysteen Madaxii Xaruta Cilmi Baarista iyo wada tashiga CRD ee Gobalada dhexe Eng. Max'ed Xasan Kulmiye oo maanta lagu aasay duleedka Magaalada Beledweyne.
Fadlan qor magacyada sheqsiyaadka lagu dilay Hiiraan

Maamul xumada Gobalka

Maamulxumada gobalka Hiiraan iyo dhibaatada Soomaaliaya ka taagan maxey noqon dontaa,
ka bixntaaga ciidamada shisheeyo kadin.
sida ilaa hada muuqato in xoogagu ay kal yihiin ku aanan siyaasiyan israacaney

Hiiraan Blog

Qofkii xiisaynayo inuu blogan ku soo bandho figradii waa ay kuu banaan tahay soo jeedinta figradaada.
intaa wixii ka badan fadlan ku soo dir Emailka: eurosom@gmail.com ama sida tooska ah Hiicod Blog eurosom.hiicod@blogger.com