Saturday, August 16, 2008

Xasuuqi Baladweyn ee Hiiraan 16.8.08

Hiiraan Blog:
waxaa dagaal ay dad badani ku la deen uu ka dhacy magaalada B/wey oo ah caasimada Gobalka Hiiraan.
Xiriir aan suubiyey degaan B/weyn ayaa shaagay in dagaalka uu u dhaxeeyey xoogaga isbaheysiga iyo ciidamada shisheeye.
Waxa ay dhibaatada badan soo gaartay dadka shacibka, magaalada gudaheeda waxaa haatan yaalo meedad ay dileen ciidamada shisheeyaha.

Sidaa noola shaagay waxaa dhinaca xuduuda itoobiya ka soo socdo ciidamo dhan 2000, ku wasoo gurmad u ah ciidamada halkaa joogo.

Jaaliyada Hiiraan ee Finland oo shir degdeg ah ka yeelaneyso sidii dadkaa loo kaalmeyn lahaa.

No comments:

Post a Comment